Ku soo dhawoow maktabadda

Halkaan waxaad ka amaahsan kartaa waxyaalo ay ka mid yihiin buugagg, filimo, muusik iyo ciyaaro-tv ee loogu talogalay carruur iyo qaangaar labadaba. Makatabaduhu waxay leeyihiin koombiyuutarro internet leh. Maktabadda waxaad sidoo kale imaan kartaa haddaad tusaale ahaan dooneyso inaad wargeysyo akhrisato. Isticmaalka koombiyuutarrada iyo amaahda buugaagta maktabadda waa bilaash. Waxa keliya ee aad u baahan tahay waa kaar makatabadeed. Bilaash ayaadna kaas maktabadda uga qaadaneysaa.

Maktabadaha waxaa yaal waxyaalahaan

• Buugaag ku qoran af-iswiidhish fudud

• Buugaag ku qoran luuqado kala duwan

• Koombiyuutarro leh internet

• Internet xarig-la’aan ah

• Printer / Copier / Scanner (qiimuhu waa qiyaastii 3 kr/warqaddiiba)

• Kulamo luuqadeed oo aad ku tijaabin karto ku hadalka iyo fahamka af-iswiidhishka

• Koombiyuutarro leh wargeysyo ku qoran 60 luuqadood oo looga hadlo 100 dal oo kala duwan

• Sheeko-xariir ku baxeysa luuqado dhawr ah oo kala duwan

Uma baahnid lambar-aqoonsi iswiidhish ah si aad wax uga amaahsato maktabadda.

Språk

Stadsbiblioteket

Stadsbiblioteket

Öppettider

Måndag: 09–20
Tisdag: 09–20
Onsdag: 09–20
Torsdag: 09–20
Fredag: 09–19
Lördag: 10-16
Söndag: 13-17
Biblioteksbussen. Bild: Andrzej Ploski

Biblioteksbussen

Dalby bibliotek

Dalby bibliotek

Öppettider / (Meröppet)

Måndag: 10–19 (07–22)
Tisdag: 10–17 (07–22)
Onsdag: 13–19 (07–22)
Torsdag: 10–17 (07–22)
Fredag: 13–16 (07–22)
Lördag: 11–14 (07–22)
Söndag: Stängt (07–22)
Genarps bibliotek

Genarps bibliotek

Öppettider / (Meröppet)

Måndag: 10–19 (07–22)
Tisdag: 09–13 (07–22)
Onsdag: 11–19 (07–22)
Torsdag: 13–16 (07-22)
Fredag: Stängt (07–22)
Lördag: 10–13 (07-22)
Söndag: Stängt (07–22)
Klostergårdens bibliotek

Klostergårdens bibliotek

Öppettider / (Meröppet)

Måndag: 13–17 (13–22)
Tisdag: 10–17 (07-22)
Onsdag: 10–19 (07–22)
Torsdag: 10–17 (07–22)
Fredag: 13–16 (07–22)
Lördag: Stängt (10–16)
Söndag: Stängt (10–16)
Linero bibliotek

Linero bibliotek

Öppettider / (Meröppet)

Måndag: 10–17 (07–22)
Tisdag: 13–19 (07–22)
Onsdag: 10–17 (07–22)
Torsdag: 13–19 (07–22)
Fredag: 13–17 (07–22)
Lördag: Stängt (07–22)
Söndag: Stängt (07–22)
Norra Fäladens bibliotek

Norra Fäladens bibliotek

Öppettider

Måndag: 11–19
Tisdag: 09–11 13–17
Onsdag: 09–17
Torsdag: 11–19
Fredag: 13–17
Lördag: Stängt
Söndag: Stängt
Stångby bibliotek

Stångby bibliotek

Öppettider

Måndag: Stängt
Tisdag: 10–17
Onsdag: Stängt
Torsdag: 14–19
Fredag: Stängt
Lördag: Stängt
Söndag: Stängt
Södra Sandby bibliotek

Södra Sandby bibliotek

Öppettider

Måndag: 12–19
Tisdag: 12–19
Onsdag: 10–17
Torsdag: 10–17
Fredag: 13–17
Lördag: 10–13
Söndag: Stängt
Veberöds bibliotek

Veberöds bibliotek

Öppettider / (Meröppet)

Måndag: 10–17 (07–22)
Tisdag: 10–19 (07–22)
Onsdag: 10–17 (07–22)
Torsdag: 10–19 (07–22)
Fredag: 13–17 (07–22)
Lördag: 10–13 (07–22)
Söndag: Stängt (07–22)
Västers bibliotek

Västers bibliotek

Öppettider

Måndag: 11–17
Tisdag: 11–19
Onsdag: 10–17
Torsdag: 10–17
Fredag: Stängt
Lördag: Stängt
Söndag: Stängt